Wasiir Goodax oo kormeeray Imtixaanka ku celiska ah ee dugsiyada Sare (Daawo Sawirro)

Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodaax Barre ayaa maanta kormeer ku tagay inta badan goobaha uu ka dhacayo imtixaanka ku celiska ah ee dugsiyada sare ee maanta  bilowday dalka. Wasiir Cabdulaahi Goodax Barre ayaa waxa kormeerka ku wehlinayay Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada  iyo Guddoomiye ku xigeynka dhanka arrimaha bulshada gobalka Banaadir Basmo Caamir … Continue reading Wasiir Goodax oo kormeeray Imtixaanka ku celiska ah ee dugsiyada Sare (Daawo Sawirro)